Ra’isul Wasaare Abiy Axmed oo mudo kordhin loo sameeyay iyo hal xaalad oo sababtay

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Itoobiya Abiy Axmed ayaa mudo kordhin aan la cayimin waqtiga ay ku egtahay loo sameeyay, kadib kulan xasaasi ah ay yeesheen Baarlamaanka dalkaasi. Kulanka Baarlamaanka yeesheen ayey u codeeyeen in mudo kordhin loo sameeyo Dowlada uu hogaamiyo Ra’isul Wasaare Abiy Axmed, waxaa sidoo kale iyana mudo kordhin loo sameeyay Madaxda maamul goboleedyada … Continue reading Ra’isul Wasaare Abiy Axmed oo mudo kordhin loo sameeyay iyo hal xaalad oo sababtay